.
..
|
Ereyga
“bulsho" waxaa logu isticmaala meelo badan.
|
.
| Seynisyahanada
waxay ku macneyaan bulshada dad badan oo ku wada nool hal meel ama
meelo kala duwan, iyo deegaano kala duwan, nolol, tartan, iskaashi, si
ay u sameyaan ummad balaaran. |
. |
Inkastoo
la gaaray aalad caalami ah oo internetka ah, waxaa la arkay dad badan oo
isku dan ah, inay soo baxeen, iyagoo ku kala firisan dunida daafaheeda,
kuna xiriira aaladan elektaroniga ah ee internetka. |
...
|
Waxaan diirada
ku saareynaa tababarkan, waa wax badan oo kuu macneynaya bulsho, bulsho
dad ah oo meel ku wada nool, deegaan ahaana kala gedisan (marka laga reebo
bulshooyinka degan baadiyaha), isku xiran, tusaale ahaan dadka ood wadaagta
ah ee magaloyinka neighbourhoods marka loo firiyo bulshoyinka kala fog
ee baadiya.
|
.
| Bulshadu
ma aha keliya dad meel isugu urursan. Waa xubno isku tegay oo dhaqano leh,
kana kooban dad isdhex galay, wax badana laga barto. |
. |
Isdhex
galka waa qeyb ka mid ah dhaqanka, kana kooban isdhexgalka bulshada, lagana
barto wax walba. Waa lix qeybood: tegnoligiyad, dhaqalaha, xooga siyaasad,
bulshada, faa’iido wadaaga, diimaha iyo aaminada. |
..
|
Bulshadu bayologi ahaan laguma macnayn
karo, laakin barasho.
|
.
| Waa
sida dhirta oo kale ama xayawanada oo ka kooban atamo kala duwan, waa wax
noole walbaa uu soo gala kana baxaa, dhimasho, dhalasho, saas ayay noloshu
isku bed bedeshaa. |
. |
Bulshadu
ma ahan dad isku midab ama isku dhaqan ah, waxay leeyihin qeybo farabadan,
madaahib kal duwan, mar walbana waxaa dhexyaala tartan iyo qilaaf. |
..
|
Bulshadu waa qeyb aad u weyn oo kala
duduwan.
|
.
.

..
..
....
.
––» «––
|