,
..
| Xoojinta
bulshada (ama abaabulka) waa kobcinta awooda bulshada, hagaajinta awooda
bulshada (quwada) si ay u qaaraan meesha ay hiigsanayaan. |
.
|
Sida
kobcinta awooda bulshada, waa hab ay bulshadu awood ku yeelan karto. |
....
| Habka
awoodsiinta bulshada, marka loo fiiriyo kaalmada la siiyo, ujeedada uun
waa in bulshada la xoojiyaa inay isku filnaan gaaraan kana xorobaan kaalmada
shisheeye. |
.
|
Habka
xoojinta, hadaba, uma fududeynayo bulshada wax walbaa ay rabto, sababtoo
ah halganka iyo adkeysiga, sida jir dhiska oo kale, waxaa uu kordhiyaa
awooda qofka. |
....
.
.
..
..
....
.
.
––» «––
|