.
| Yareynta
Faqriga (alleviation): |
..
| Ereyga
“yareynta,” micnaheedu waa in la yareeyo calaamadaha xanuunada iyo
dhibta. |
.
|
Wacyigeliyaha
ay ka go’an tahay la dagaalanka waxyaabaha sababa (ma ahan calamadaha)
faqriga, waa inaan ka fogaanaa habkan (oo ah in lagu baabi’yo faqriga
lacag). |
....
|
Lacag la siiyaa dadka faqriga ah
ma baabi’ineyso faqri.
|
.
.
.
| Yareynta
Faqriga (reduction) |
..
. .

..
..
....
.
.
.
––» «––
|